Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net |

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Ra’isaal wasaaraha Japan oo Africa ugu deeqay 30 bilyan oo doolar

Saturday, Aug 27, 2016

Nairobi : HN :–Ra’iisal-wasaaraha dalka Japan, Shinzo Abe, ayaa ballan qaaday in uu qaaradda Afrika gelin doono 30 bilyan oo doolar oo gargaar ah marka la gaaro 2018-ka. Abe wuxuu sheegay in u jeedadu ay tahay in sare loo qaado xiriirka ganacsiga ee dalkiisu la leehay Afrika. Hadalkan wuxuu ka jeediyay billawga kullan madaxeed laba maalmood socon doono oo looga hadlayo xiriirka...

Saturday, Aug 27, 2016

Aas Qaran oo ka soconaya dalka Talyaaniga

Talyaniga : HN :–Dalka Talyaaniga waxaa ka bilaabatay maalin aas qaran loo samaynayo ku dhawaad 300 oo ruux oo ku dhimatay dhulgariirkii cuslaa ee ka...

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com